GOLD FOREX FREE SIGNALS

GOLD SIGNALS TODAY 15-SEP-2023.






maxaa kacusub maanta gold .

gold 2da week ugu dambeyse wuxuu kusoo socde down trade . walina waxaa sii rajeyneynaa inuu hoos usii socda si market structure uu unoqdo mid saxan , 


waa kanaa market structure keena 




shaley waxaa sameyne anaga iyo teamkeena kudhawaad 300 pip oo isugu jira trade caadiya iyo scalp 



maanta waa markii ugu horeyse aan signal kusoo share gareeyo website keyga waxaan rajaynayaa inaad kafaa ideysan doontaan


the signal

waakan signalka


sell 
1919- 1922                                                   
tp1 1916
tp2  1912
tp3 1908


BUY
1907- 1910
tp1 1911
tp2  1915
tp3 1922





Post a Comment

Previous Post Next Post