Lixda bishaan febraayo maalin isniin ah dharaaro xasiloon ,dadkuna ay sugayaan war-murtiyeedka kasoo baxaya goloaha dhaqanka oo shir uga socday muda Toban maalmood ah hayeeshe dadku waxay kuwaa bariisteen dagaal iyo diryanka rasaasta
isimada dhaqanka sool sanaag iyo cayn waxa ay ku eedeyn in somaliland ay soo qaaden dagaal qaawan . soomaliland maalinkaas waxa a bur buriyeen gurya badan iyo khaasatan guryaha garaadada ,lamana oga xaqiiqada in somaliland ay si toos u bartilmaamed sato duubabka dhaqanka , dhaqan ahaan somalida dhexdeeda ismida waxa ay kamid yihiin biri mageydo mana jirto cid ku xad gudubta .
somaliland oo dowlad ah in si gaar ah uduqeyso isla markaana ciidan udirto guryaha qaarkood , dantu waxay kuqasabtey inee isdifaacaan sida ay sheegeen isimadu, sidaas ayuuna kubilowdey dagaalka isniinta labaad kagudbay ee kascda sool gaar ahaan laas caanood .
maxaa dhacay dagaalka inta uu socday
dagaaalka laascaanood oo ciidanka somaliland weerarka uyiin si ay uqabsadaan magaalo dhaqankeeda iyo shacabku iyo qof kasta oo iska diiday inee maamusho . waxaa kadhashay musiibi bini aadam tinimo tii ugu weyneed 15kii sano ee lasoo dhaafay , somaliland waxa ay adeegsaneysaa duqeymo aan kala sooc lahayn sida ay qirtey beesha caalamka .
waxaa ladiiwaan galiye hub nooc kasto ay heli karto somalida . taas oo loo adeegsady goobaha cibaadada, isbitaalada iyo gurayaha shacabka , mahadhooyinka ciidanka somalilan katagi doonan waxaa kamida , inee duubayaan muuqaalo iyaga oo rayid tooganaya ama kufaanaya in magaalo gubi doonaan waana xaqiiqoyin marag fur kanoqon doona dhamaan dhacdooyinka marki lajoogo xaaldan .
dhacdo sigaar ah loo diiwan galiye waa shaqaalaha caafimaadka oo kabada tiro 3jeer ah la wax yeeleye iagoo u adeegaya bukaan xarumahooda caaafimaadka , qeybtood ayaana naftooda kuwaaye .
duqeynta habeenka ayaa ah falal aan horey loo arag magaaloo yinka somalida wixii kadambeeye muqdisho waqtigii tplf gashay . halkan waa laascaanood habeenka waxa ku socda duqeyn culus mana filan kartid inaa maan kusoo toosto subaxdi sidaasi waxaa yiri mid kamida isimada dhaqanka sool sanaag iyo cayn .
magaalada wey duntay inta muhiimka ah dadkii daganaa ayaa banaanka ubara kacay .
somaliland waxay ku eedeey santahay in wadooyinka banaanka ay mari lahaayen dadka ay xirteeen waana gabood fal kale hadii laxaqiijiyo dhacdaadaas .
laascaano waala daawanayaa
marka laga tago war aan meel sare lagaarsiin shacabka magaalada iyo hantidoodu waxaa lagu daawadey duqeyn ay somalilan wado , majirto baaqyo nabdeed oo dhaqan galay , lama soo warin gargaar bini aadam tinimo gaaray mana muuqato door xoogan oo ay qaadanayaan dhamaan dhinacyada daneeya arimaha gargaarka aadanaha .
hadii laascaano ay kusii socoto duqeymaha waxa ay dadku badanaa noqon doonan kuwa geeriyoodey waliba si aan loo diiwan galin khsaaraha dagaalka .
qaar kamida isimada dhaqanka iyo mid kamida xubnaha kamida gargaarka iyo caafimaadku ee magaaladu wuxuu noo sheegey "in dhimashu tiro lahayn qoys dhan ayaa qof laga haynin . dhimashada kuma koobna inta is difaaceysa waxaa dhimanaya dadka barakacaya shaqaalaha caafimaadka iyo kuwa magan galyada ugalay masaajidada . dhaawacyada goobaha caafimadka lageeye ayaa laduqeynayaa biyaha ayaa lagooye. korontadana kuma filna goobaheena caafimaadka laftirkooda duqeymaha ayaa noogu imaanaya marka khasaaro aan sheegno majiro karo sawabto ah dhamaan dadka magaalada ayaa geeri ugu xukuman ama lagu fulinayaa " ayuu yiri mid kamida shaqaalaha caafimaadka ee kusugan cisbitaal kuyaala magaalda laascaanood .
maanta waa maalinkii 9aad oo laas caano utahay habeen iyo dharaar ay gubanayso . magaalo dadkeedu is difaaca wadaan . warbixinadeena soo socda waxeynu ku eegeynaa talda goboladan yee ka go'daa Dowlada federaalka maxaa la gudboon somaliland se see usaameyn dooontaa dhacdooyinka gobolkan kataagan
kismayo24.com
Tags:
Wararka-maanta
Laascaano wey guuleysan insha allah
ReplyDeleteMarwalba ciidanka xaq udirirka ayaa leh Guusha
ReplyDelete