LAACANO IS EXPECTED TO ENTER THE WAR ON THREE DAYS.

 


maalinkii labaad ayuu dagaalka
  laascaano u ahayd dhimashada iyo dhaawaca ayaan ka yareen tii shaley isku darka guud ayaa ahayd 130 ruux oo dhimasha iyo dhaaawac ah , hubka culus ayaa manta la isku adeegsadey  hoobiyayaal iyo garneelo lasoo tuuray ayaa kudjhacay goobo caafimaad goobaha danta guud iyo guryo magaallada kuyaala kuwaasoo dad rayida wax yeelo kasoo gaartey gaar ahaan caruur iyo dad birma geedo ah sida ay xaqiijinayaan ila wareedyo laga kooxda caafimaadka ee magaalada laascaano .

 

xabada ayaa si iskeeed ah uistaagtay wax yar khor inta aan la aaadin salaada maqrib waqtiga soomaliya  sida ay xajiinayaaj ila wareedyo labada dhinac waxa ay markale isku diyaarinayaan dagaal maalinkii sedaxaad ah kaas oo kacuslaan doona kii koobaad ama kii labaad sida ay xajiinayaan ila waredyo dhinaca amaanka .soomaliland ayaa awooda ugu badan isugu geyneysa sida ay difaacan lahayd taliska ciidan ee gooja cade oo kuyaala magaalada laascaanod ,


dabaabaadka hubeysan ee loo yaqaan taangiyada ayee Somaliland galabta bilowdey inee kasoo qaado deeganka tukaraq ee yaalen labadi sano ee lasoo dhaafay waxayna uleexisey dhinaca gooja cade oo ay dib ugu sooo celisey, sidaaso kale qeyba kamida buuraha magaalada ku hareyreysan oo horey ujoogeen ayaa laga saaray galabnimadii hore intaanu dagaalku joogsan .

 

macluumaadka kale soo baxaya ayaa xaqiijijnaya in golaha wasiirada somaliland goaankooda xaley kadib wada hadal dhex marey musuuliyiinta ugu sareyse Somaliland ee lagu goaamiye qaadista talaabo military oo dhameeystiran  la iskuna dayayo maaalinta bari ah in lajaro adeegyada isgaarsiinta  duulaan culusna ay somalilan qaado si ay ufuliso goaankii ahaa in gacan bir ah lagu qabto magaalada iyo kooxo ay ugu yeertey kuwa nabad diid ah .

 

majiraan wax xal raadis ah oo ku wajahan in dagaalkan lajoojiyo , gurmadyo kala duwan ayaa kala gaaraya labada dhinac, dadka deegaanku waxa ay bilaaben inee kahortagaan dhinaca soomaliland  markii ay soosaaren war saxaafadeed ay ku cadeynayaan  isimada dhaqanku  ineysan kamid ahayn Somaliland  uguna baaqeen in ciidanka Somaliland isaga baxaan  dhulka sool sanag iyo cayn , Somaliland waxay kaga jawaabatay arinkaas  weerar taasoo ilaa iyo hada oo laba maalin ah socdey.

 

Beesha caalamku waxa ay sheegtey inee kaxuntahay colaado laascaanod , waxa ay sheeegtey in dad rayida iyo caruur ah labeegsadey  islamarkaana ay kaxun yihiin dhacdooyinka dhamaana loobaahan yahy in wada hadal lagu dhameeyo colaada socota . sidoo kale dowlada fedaralku waxa ay sheegtay inee difaceyso midnimada dhuleed iyo tan nafeedba ee Somalia waxana ay sheegtey inee soo dhaweyneyso goaanka odeyaasha SSC .

 

Dhinaca kale madaxweynaha Somalia ayaa kubaaqay in loo baahn yahay miiska wada xaajoodka lagu xaliyo oo xal siyaasadeed laga gaaro arinta laascaanood  , waxa uu cambaareeye dagaalda uu sheege inee dhimashada sii kordhinayaan .

Somaliland waxa ay sheegte inee ladaagalameyso kooxa argagixiso iyo kuwa Puntland sida gaarka ah utawa baran , waxa ayna sheegte inee qabatey kooxahaaas mxaa biis kamida ayna dib ugu wareejise beelaha ay ksoo jeedaan ,Somaliland ma ay cadeynin beelaha lagu wareejiye mana aysan soo bandhigin,

 

Puntland ayaa beenise warkii soomaliland ee ahaa in ciidama Puntland ee kujiraan dagaalka waxa ayna sheegte ineysan qayb ka ahyn duulaaanka socda ee laascaanod , Puntland waxa ay somaliland ku edeyse inee geysaneyso xasuuq bini aadam tinimo kaas oo sheegte inuu kadhan yahay dhamaan xeerarka dagaalka , waxa ayna sheegte in ay magacaabeyso gudiyo gargaarka aadanaha iyadoona hay adaha xuquuqul insaanka iyo beeesha caalamka ugu baaqday in dadka bara kacay gar gaar lala gaaro.

 

Markii laga tago sida looga hadle ama loo canbaareeye dagaalka labada dhinac ee soomaaliland iyo dadka deegaanda sool iyo sanag iyo ceyn labadaba waxay umuuqdaan inee wajahayaan maalmo kale oo dagaal ah ,

Isimada dhaqanka sool sanaag iyo cayn ayaa soo dhawweye goaanka ay kutaagerte dowlada fedralka Somalia waxa ayna sheegen inuu ahaa goaan sax ah weyna soo dhaweeyen , waxa ayna ku eedeyeen Somaliland inee siiwado dagaal isla markaana ay ku khasabto damaceeda oo ay diideen .

 

Odeyaasha dhaqanka Somaliland ee hargeysa kahadlay waxa ay sheegen inee diyaar uyihiin wada hadal deg deg in lagu xaliyo colaada labada dhinac waxa ay ugu baaqeen inee colaada joojiyaan miiska wada xaajodyada ay isugu yimaadaan si sharuud la aan ahna xabada loo joojiyo . labada dhinacna waxa ay ugu yeereen inee kala yihiin dad deegaaanda sool sanaag iyo cayn iyo Somaliland .

Xaalka laascaano waxuu umuuqdaa  dagaalka maalinka sadaxaad inuu huri doonin hadii aan wax kale isbadalin  


kismaayo24.com

Post a Comment

Previous Post Next Post